Noolol Hakatsan

0
123



Isaga oo da’adiisu tahay 13 sano jir ayaa laguqasbay in uu gurigiisi Somaalia kasoo carara dagaal awgii. Dabadeedna wuxuu kashaqeeyey Libya ilaa dagaalkuu kaqarxay 2011. Wuxuu qax kagatalaabay xadka ilaa iyo xerada qaxootiga Choucha ee wadanka Tunisia. Wuxuu ahaa 17 jir.

Labakun iyo laba iyotobanka (2012), waxaa jira boqol iyo todobaatan kun oo qaxooti ah caalamka, oo Cumar oo kala ah, oy nooloshooda xadidantahay, inta ey sugayaana dib udejin wadan nabad ah. Qeyb kamid ahi ayaa heli karaa fusad ey dib ubilowdaan noolal cusub ilaa ey dowladuhu kaogolaanayaa fursada dheeraad ahi.